Wakiilka Siilaanyo u matalaya wadahadalka Xasan Sheekh oo diiday ka qaybgalka wasiirada reer Woqooyiga
Istanbul–Maxamed Biixi oo Siilaanyo wakiil uga ah wadahadalka Xasan Sheekh shirka Turkigu qolka siiyay ayaa sheegay in uu diidan yahay ka qaybgalka wasiirada reer Woqooyiga ah kulankooda maanta la filayo in uu dhaco ee ay la yeelanayaan kuwa Xasan Sheekh.
Diidmadan ayaa Ku noqonaysa dhabarjan weyn kooxda gooni goosadka ee Ku doodaysa in dhul Ingiriis xoog Ku joogey in uu iyaga u wakiishay.
Haddii ay sidaas uga soo baxaan waxay noqonaysaa in Ingiriisku ka dhaadhiciyo Xasan Sheekh in uu ka saaro wasiirada reer Woqooyiga ah.
Maxamed Biixi ayaa isaga laftiisu sheegay Mar wax laga waydiiyay wafdiga ka imanaya Muqdisho in reer Woqooyi Ku jiraan ayuu sheegay in iyagu la shirayaan dawlada Xamar wufuudana dooran.
Kaadhka Xasan Sheekh ciyaaray ayaa ah kan saxda ah ee in muddo ah ay Ku doodayeen dadka reer Woqooyiga ah ee diidan gooni goosadka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...