Wednesday, December 7th, 2022
header










Meta







Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaal Maraykanka ka sii nixiyay

Dalkaasi difaaciisu aadka u adag yahay ee Waqooyiga Kuuriya ayaa tijaabiyay gantaal aanu mahadin Maraykanku oo ku dhacay meel aan fogeyn badda u dhow Jabaanka. Gantaalka ayaa ka rido dheer kuwii dalku hore u haystay.




”Gantaalkan ayaa la isku raacay inuu si toosa u duqanayo meel kasta oo ka mida Maraykanka, waana ta walaaca saaidka ku reebtay Maraykanka.




Gantaalkan ayaa ridadiisu gaaraysaa ilaa 8000 kun oo mayl taas oo u dhiganta inuu dhaafayo Maraykanka koone ilaa koone. Waqooyiga Kuuriya ayaa si xun uga cabaadisay Maraykanka.

Hogaamiyaha dadaalka badan ee dalkaasi ayaa sheegay in dalkiisu dhisay quwad aan lagu safaadin karin oo waxba la’aan ka dhigtey tan Maraykanka, ayana weliba sii wadi doonaan horumarinta adkeynta difaaca dalkiisa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Dhacdo argagax leh oo ku dayasho mudnayn oo Muqdisho ka dhacday

December, 2, 2022
Waxa baraha bulshada laga daawaday gabadh iska soo ...

Aadan Madoobe oo aan runta ka sheegin ololaha khaniiska

November, 30, 2022
Afhayeenka musuqa badan ee golaha shacabka ee u ...

Xasan Culusow oo sidii hore loo ogaa dib u dhigay bixitaanka askarta Afrikaanka

November, 30, 2022
Waxa dib loo dhigey bixitaanka askarta Afrikaanka ee ...

Ruushka oo Yukrayn ka diley boqol kun oo askari

November, 30, 2022
Ururka NAATO ee dagaalka kula jira Ruushka ayaa ...

Cabi Axmed oo qaatay hal hayskii jaalle Siyaad

November, 29, 2022
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa deegaanada Itoobiya ee ayna ...

Dhacdooyinka

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...

Hadalka Ruushka ee gantaalka waan ku qancay: Dayib Erduqaan

November, 16, 2022
Madaxweynaha Turkiga oo dalkiisu yahay awooda labaad ee ...

Maraykanku maku dhacaa inuu dagaal la galo Ruushka kadib gantaalka Bolan

November, 15, 2022
Warar Maraykanku qoray ayaa sheegaya in gantaal Ruushku ...

Maamul jufeed sheegtay in deyn badan lagu leeyahay

November, 14, 2022
Maamul jufeedka Somalilaan ayaa sheegtay in lagu leeyahay ...