Saturday, April 13th, 2024
header










Meta







War deg dega: Ahlu sunna oo xoog looga saarey Dhuusamareed iyo dagaal ka dhacay Guriceel

images[7]Dhuusamareeb 13 Dec 2014–Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa wararku sheegayaan in ururka Ahlu sunna halkaasi xog looga saaray iyadoo baryahan dagaal beeleysan uu ka socday gobolkas Galguduud. Argagixisada shabaab ayaan iyagu dagaalkan shaqo ku lahayn.

Dagaalka ayaa waxaa lasoo sheegayaa in koontaroolka koonfureed Ee Magaalada uu kadhacay iyo xerada kow iyo labaatanaad iyadoona gebi ahaanba ay ciidamadii culumaa udiinka Ahlusuna ay isaga baxeen magaalada dhuuso mareeb.

Hal ruux ayaa la xaqiijiyey in uu ku geeriyooday midkalana uu ku dhaawacmay, xaalada ayaa ilaa iminka kacsan oo waxaa lasoo sheegayaa in ciidamada ahlusuna ay duleedka magaalada dhuso mareeb ay isku soo uruursanayaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Dhacdooyinka

Wadno xanuunkii ugu weynaa oo Yuhuuda soo wajahay xilli ay

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...