X

War deg dega: weerar isqarxina oo lagu qaaday xarunta dambi baadhista ee Muqdisho iyo rasaas socota

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in argagixisadu weerar isqarxina iyo mid loo adeegsaday baabuur ay ku qaaday xarunta dambi baadhista ee Muqdisho halkaas oo xilligan aad u mashquula maadaama ay ku taalo KM4 oo ah wado mashquula.

Wararka aan helayno ayaa sheegayna in goobta ay ka jirto khasaare dad shacaba soo gaaray. Dabcan argagixisada makala jecla wixii dhimanaya waxana lagu yaqaan in ay isku qarxiyaan goob kasta.

Waxa la maqlayaa rasaas socota xaga warar noo sheegayaan in argagixisadu gudaha ka dagaalamayso. Weerarkan ayaa fashil ku ah dawlada Xasan Sheekh oo aan waxba ku  qaadan xasuuqa loo gaysanayo shacabka.

La soco wixii warara ee ka soo kordha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.