War deg dega: ninkii afduubey diyaaradii Masaarida oo is dhiibey iyo suunkii qarxinta oo been noqdey
War hadda soo dhacay ayaa lagu xaqiijay in ninkii afduubey diyaaradii Masaarida subaxdii hore ee saaka uu is dhiibey iyadoo la xaqiijay in suunka qarxinta ee uu watey ay noqotey been. Masuul u hadlay wasaarada arimaha dibedda ee Qubrus ayaa sheegay in lagu kala tagay ninkiina is dhiibey.
Warar soo baxay saakadii hore ayaa sheegay in ninkani oo Masaari ah uu rabay in uu la hadlo xaaskiiasa oo joogety wadamada Medirateniyanka ku xeeran inkastoo aan la sheegin dalka ay ka joogto.
Wararkale oo mardambe oo soo baxay ayaa sheegaya in ninkani rabay in xabsiyada laga sii daayo haween Masaari ah oo ku Jira jeelasha Masar. Isku soo duub afduubkii ayaa ku soo dhamaadey guul iyadoo la arkayay nin u eg afduubihii oo ka soo degaya diyaarada gacmahana taagaya,.
Ninkan ayaa masuuliyiinta Qubrus sheegeen in magaciisu yahay Seef uldin Mustafa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...