Saturday, July 27th, 2024
header










Meta







War deg dega: Raiisal wasaaraha Somaliya oo ku dhawaaqay golihiisa wasaarada oo dhan 60+MAQAL magacyada ama Akhri

WP_20150111_19_14_21_ProMuqdisho 12 Jan 2015–Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa ku dhawaaqay golihiisa wasaarada oo dhan 60 wasiiro iyo ku xigeeno saqdii dhexe kadib saacada Somaliya iyadoo la isku dayay in la xaliyo muranka siyaasada qabiilaysan ee uu ku dhisan nidaamka hadda lagu shaqeeyo.

Wasiirada oo gaaraya 60 ayaa waxa ka soo dhex muuqday wasiiro hore uga tirsanaa xukuumadii Cabdiwelli Sheekh oo Xasan Sheekh iyo kooxdiisu riday.

Hoos ka akhri magacda haddii kale:

1. Cabdirixman Ducaale Bayle Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

2. Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed Wasaaradda Caddaaladda

3. Cabdulqaadir Sh. Cali Ibrahim “Baqdaadi” Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

4. Cabdikariin Xuseen Guuleed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

5. Xuseen Cabdi Xalane Wasaaradda Maaliyadda

6. Maxamed Sh. Xasan Xaamud Wasaaradda Gaashaandhigga

7. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen

8. Cabdullahi Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

9. Cabdullahi Axmed Jaamac “Ilkajiir” Wasaaradda Waxbarashada

10. Yusuf Macalin Amiin Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

11. Maxamud Cali Magan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

12. Cabdiqadir Cabdi Xashi “Gaabane” Wasaaradda Arimaha Dastuurka

13. Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

14. Mustaf Sh. Cali Dhuxulow Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

15. Cabdullahi Sh. Ismaacil Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

16. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

17. Cabdalla Boos Axmed Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

18. Xuseen Maxamed Sheekh “Badni” Wasaaradda Beeraha

19. Axmadey Sh. Mukhtaar Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

20. Cabdiraxman Cabdi Cusmaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

21. Nadifo Maxamed Cusman Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

22. Khadiija Maxamed Diriye Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

23. Maxamed Mukhtar Ibrahim Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

24. Daauud Maxamed Cumar Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

25. Abuukar Cabdi Cusman “Mardadi” Wasaaradda Xanaanada
Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

26. Saciid Xuseen Ciid Wasaaradda Caafimaadka

Magacyada Wasiiru Dawlayaasha

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha

2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada

3. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda &
Dhiirigalinta Maalgashiga

5. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda

7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka

8. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda

9. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka

Magacyada Wasiir Ku-xigeenada

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda

2. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

3. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka

4. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga

7. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha

8. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

10. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga

11. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka

12. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

13. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska

14. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada

15. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

16. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

17. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha

18. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada

19. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

20. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska

21. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

22. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda

23. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka

24. Abdinasir Gaarane Maxamed Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa

25. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...