Monday, May 20th, 2024
header










Meta







War deg dega: Salafiyiinta Sucuudiga oo ku fashilmay weerarka cirka ee Yaman sheegayna in ay joojiyeen maxaase sababay

Riyad–Salafiyiinta Sucuudiga ayaa ku fashilmey weerarkii cirka ee ay la dhacayeen Yaman hadana sheegay in ay joojiyeen. Guuldarada Salafiinta Sucuudiga ayaa loo nisbaynayaa iyagoo taageero badan ka waayay Maraykanka loona sheegay in ayna duqeyn kaliya waxba ku qaadayn. Salafiyiinta oo xalaashaday dhiiga urur diimeedka shiicada ku abtirsada ayaa hadda ay ku dhacday laba mid dooro.

Sucuudiga ayaa duqeyntii u dambeysay ku dilay ilaa 70 reer Yaman kadib markay duqeeyeen goob lagu tuhunsanaa in uu hubo yaalo.

Talaabada Salafiga Sucuudigu ku joojiyay weerarkii cirka ayaa timi markay soo foodsaartey dhaqaale xumo iyadoo kharashka dagaalku durba gaadhay malaayiin doolar maadaama ay gantaalada ay tuuraan ay ka soo iibsadaan Maraykanka.

Hadda dalka Yaman waxa gacanta ku haya Xuutiyiinta iyo ciidamada madaxweynihii hore ee Yaman ee Cali Cabdalla Saalax, waxayna wacad ku mareen in ay Cadan ka saari doonaan maleeshiyada gooni goosadka ee Sucuudigu isku halaynayo.

Salafiyiinta Sucuudiga oo ah urur diimeed ayaa hadda taladu ku ciirsan tahay meel kaliya oo ay ka soo gasho talada Yamana ma jirto waxana u furan dagaal kaliya ay la gasho Xuutiyiinta taasina ma xamili karayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...