Sunday, February 16th, 2025
header










Meta







Warar sheegaya shirkadii Shiinaha ee macdanta qaaliga ah ka qodanaysay buuraha Siimoodi oo la eryay

WP_20150102_001Baki 01 Jan 2015–Warar aad u xoogan ayaa sheegaya in shirkadii Shinaha ahayd ee macdanta qaaliga ah ka guranaysay buuraha Siimoodi ee degmada Baki laga eeryay buurahaas inkastoo warka aan helayno aanu wali ahayn mid faahfaahin wata qaasatan sida wax u dhaceen waxase wararku intaa ku darayaan in dhalinyar gadoodsan ay hilfaha u qaadeen.

Waxa noo suurtageli wayday in aan ka xaqiijino madaxda deegaanka Baki warka ku sabsan in Shiinihii laga eryay goobta.

Shiinaha ayaa macdan qaali ah ka qota deegaanka iyadoo qodistaas ay ku dhinteen boqolaal xoola maadaama shirkadi wadan awoodina in ay si deegaamaysan u maamusho hawsha.

Waxana jirta qaaliga macdanta awgeed oo  dadka deegaankuna fahansanayn ay laaluushto dadka danyar ah iyo madaxda deegaanka. Waxayna dadkaas inta badan cadow ku noqda dadka yiraa wax badan ayaad ka helaysaane ha lumina khayraadkiina.

War ku saabsan arintan oo faahfaahsan naga fisha wararkayaga xiga

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...