Wararkii u dambeeyay kaluumaysato lagu la’yahay Butlaan
Maamulka Butlaan ayaa war ka soo saartey kaluumaysato lagu la’yahay xeebaha Butlaan gaar ahaan gobolka Bari oo muddo afar cisho ka maqan qoysaskooda. Lama garan karo inay dileen ciidamada shisheeye ee xaalufiya badda.
Lamana garan karo in ay doontu la jabtey. Kaluumaysatadan ayaa ka baxay xeebaha Butlan afar cisho kahor si ay u raadsadaan nolo maalmeedkooda laakiin ma soo noqon.
”Dhowr doon ayaan u dirney laakiin laguma guulaysan in la soo helo asyuu yiri masuul u Hadley waaxda Kaluumaysiga e maamulka Butlaan. Waxaan dalbanay in ciidamada shisheeye naga caawiyaan si loo helo ayuu raaciyay Faarax Maxamuud Cawaash.
Maaha markii ugu horeysay ee kaluumaysato lagu waayo deegaanada xeebaha ee Butlaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWES
December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...
December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...
December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...
December, 13, 2019
Xulka ku ciyaara magaca Somaliya oo inta badana ...
December, 13, 2019
Waxa dagaal culus ku dhexmaray gobolka Gedo gaar ...
December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...
December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...
December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...
December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...
December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...
December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...
November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...