Wararkii u dambeeyay weerarkii argagixisadu ku qaaday xarunta dambi baadhista oo la soo afjaray
Waxa hadda la xaqiijiyay in weerarkaas ay ku dhinteen sagaal qof oo ay ku jiraan argagixisadii weerarka soo qaaday waxa sidaas sheegay afhayeen u hadlay booliiska. Wuxuu kaloo intaa ku daray in weerarku ahaa lab nin oo isqarxiyay iyo laba gudaha u soo galay.
Wuxuu afhayeenku intaa ku daray in dhamaan la toogtey inta ayna gudaha waxyeelo ka gaysan. Weerarkan ayaa si deg dega loo soo afjaray iyadoo la sheegayo in xarunta ay joogeen askar khuburo ku ah arimaha noocana.
Talaabadan deg dega loogu soo afjaray ayaa noqonaysa mid ay ku amaanan yihiin ciidanka NISA ee aadka u tababaran, waxayna u muuqataa in ay la qabsadeen sheekada argagixisada ee isqarxinta haddana gudaha u gelida.
Waxa hadda socda daadgureynta shacabkii ku dhintey agagaarka iyo xaqiijinta amniga guud. Waxa goobta la wareegay ciidanka nabadsugida.
Warbixintii C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...