Wararkii ugu dambeeyay duqeyn argagixiso lala eegtay gobolka Bari. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay Aaminsan tahay in duqeyntii ka dhacay gobolka Bari in lala beegsaday hoggaamiyaha Kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Sarkaal ka tirsan wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa xaqiijiyay duqeyntaasi ay u badan tahay in lala bartilmaameesaday hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya Cabdulqaadir Muumim.
Degaanka duqeyntu ay ka dhacday ayaa qiyaasii 60 km u jira degmada Qandala oo ay hadda ka hor kooxdaasi qabsatay.
Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay inay baaritaan ku sameynayaa khasaraha ka dhashay duqeynta ay la beegsadeen maleeshiyada taageersan kooxda Daacish.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay