Waa barnaamij beena oo la yiraa xogta dahsoon oo akhristayaasha ama daawadeyaasha u sheega sheekooyin beena oo mala awaala oo inta laga soo xigtey wadamada reer galbeedka.
Ninkan warkan soo diyaariya ayaa ku hawlan in uu kolba soo duubo muuqaalo uu isku dardaray oo aan sal iyo raad toona lahayn laakiin uu ka soo xigtey warbaahinta iyo qoraalada reer galbeedka.
Sida magaca hordhaca ee barnaamijka oo uu ugu yeeray xogta dahsoon ayaa dhalinyarada akhristaa moodaa wax laga qariyay oo ayna ogeyn, waxana faafiya shabakado ka raadiya in at akhristayaasha ku soo jiitan.
Aqoontaada kaasho inta aad akhrisan lahayd war beena oo reer galbeedku diyaariyeen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay