Warbaahinta reer galbeedka ayaan iyagu qarinin cida ay la rabaan madaxtinimada Somaliya. Wakaaladaha Ingiriiska ayaa qoraya in fadhiidyadii hore ay wataan kaalimaha koowaad. ”Xasan Sheekh ayay u badan tahay ayay qortey wakaalad kale.
Si kastaba ha ahaatee waxay isku raaceen in kursiga aan lagu sii hayn karin madaxweynaha hadda talada haya ee la yeelo si kasta oo xukunka looga wareejo.
Doorashada ayay ku bixiyeen lacago farobadan iyo balan qaadyo dal-kugal ay ku jiraan.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay