X

Warbaahinta reer galbeedka oo iyagu cadeeyay musharaxa ay la rabaan kursiga

Warbaahinta reer galbeedka ayaan iyagu qarinin cida ay la rabaan madaxtinimada Somaliya. Wakaaladaha Ingiriiska ayaa qoraya in fadhiidyadii hore ay wataan kaalimaha koowaad. ā€¯Xasan Sheekh ayay u badan tahay ayay qortey wakaalad kale.

Si kastaba ha ahaatee waxay isku raaceen in kursiga aan lagu sii hayn karin madaxweynaha hadda talada haya ee la yeelo si kasta oo xukunka looga wareejo.

Doorashada ayay ku bixiyeen lacago farobadan iyo balan qaadyo dal-kugal ay ku jiraan.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.