X

Kiiniya oo qiratey in lacag badan ku bixisay soo noqoshada Xasan Sheekh

Mandatory Credit: Photo by John Muchucha/AP/Shutterstock (6699684a) Uhuru Kenyatta, Muhammadu Buhari, Hassan Sheikh Mohamud Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud, center, lays a wreath as Kenya's President Uhuru Kenyatta, center-right, and President Muhammadu Buhari of Nigeria, center-left, stand behind at an interfaith memorial service honoring Kenyan soldiers killed while on peacekeeping duty in Somalia, at a military barracks in Eldoret, Kenya. Mohamud said Wednesday, Feb. 24, 2016 that at least 180 Kenyan soldiers were killed in Somalia in an extremist attack on their base in January by al-Qaida affiliate al-Shabab Somalia Kenya Attack, Eldoret, Kenya

Kiiniya ayaa qiratey markii ugu horeysay inay dadaal ku bixisay sidii Xasan Sheekh ama Shariif sheekh Axmed ay xukunka ugu soo celin lahayd. Dabcan waxay raacisay ayadoo la kaashanaysa saaxiibadeeda caalamka.


Doorashada madaxweynaha ayaa la dhacaysa maalinta Axada ee inagu soo aadan, waxana la filayaa in tartan adag ay wada galaan 38 musharax ee kursigaas ku tartamaya.


Waxase la filayaa rag ay ku jiraan Xasan sheekh iyo Shariif sh Axmed inay wareegyada dambe yimaadaan. ā€¯Wixii aan samayn karnayn waan samaynay sidii aan ku bedeli lahayn Farmaajo oo raba inuu ciidamada Kiiniya ka saaro dalka ayuu qirtey afahayeen magaciisa qariyay oo u hadlay Kiiniya.

Si kastaba ha ahaatee waxa aan la saadaalin awooda ay ku dhex leeyihiin xildhibaanada cusub oo aan laysku halayn karin una badan dad cusub oo shilinka ka doorbida qaranka ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.