X

Warshad kacday oo ku taala Hargeysa oo xaraash lagu bilaabay

Warshad kacdey oo ku taala Hargeysa ayaa lagu bilaabay xaraash. Warshada oo ay lahayd iskasshato ayaa laysku af-garan waayay sida loo wadayo waxana ugu dambeyn lagu heshiiyay in gebigeedaba la xaraasho. Qalabka la iibinayo ee warshada waxa ku jira riigag, motooradii laydhka,  booyado iyo qaybta warshada ee soo saarta macmacaanka.



Maxamed Yuusuf

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.