November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir Bayle oo ka yaaban wasiirada beesha dhexe ee soo hor dhooban iyo sawirka maanta

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka soo dhexmuuqday wafdi buga oo uu wato Xasan Sheekh oo muuqaal ahaan u tagey Jabuuti horfadhiisteyna wafti ka kooban beesha dhexe oo iyagu sheeganaya inay matalaan magaca Ingiriisku bixiyay ee Somaliland iyo dhulkii balaadhnaa ee Ingiriisku fadhiyay qarni ka hor.

Wasiir Bayle ayaan wax talo ah ku lahayn waxa ka dhacay Jabuuti laakiin kaliya lagu buuxiyay booska si Xasan Culusow u khaldo dadka reer Woqooyiga ah.

413[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS