Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wasiir ka hadashay inta ka hartay in la mamnuuco shirkadda carabta ee DP World

Wasiirad ka hadashay inta ka hartay in la mamnuuco shirkadda carabta ee DP World. Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dhaqan gelinta go’aanka Baarlamaanka.



“Tallaabada aan qaadnay shacabka Soomaaliyeed iyo Caalamkuba waa la socdaan, Raiisul Wasaarahuna si cad ayuu u soo bandhigay, balse haatan waxa la sugayo ayaa ah in howsha rasmiga ah ee dhinaca Baarlamaanka jirta markii ay soo gaba gaboowdo loo gudbiyo Madaxweynaha, kaddibna uu dhaqan geliyo go’aanka labada Aqal ee Baarlamaanka.”  ayey tiri Wasiir Maryan Aweys Jaamac.



Hadalka Wasiir Maryan ayaa imaanaya xilli maalmihii u danbeeyay Golaha Shacabka ay ku mashquuleen mooshin laga gudbiyay Guddoomiye Jawaari,taasi oo dib u dhigtay in Xeerka dalka looga mamnuucay shirkadda DP World loo gudbiyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo si uu u saxiixo.



“Xeerka Dhowridda Gobonimada iyo Midnimada Gayiga Soomaaliya” ee shirkadda DP World dalka looga mamnuucay ayaa horay waxaa u ansixiyay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Golaha Shacabka iyo Aqalka sare,waxaana hadda keliya u harsan in Golaha Shacabka u gudbiyo madaxweynaha Soomaaliya si uu u ansixiyo.

Carabta Imaaraadka ayaa yasay midnimada iyo qaranimada dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...