Wasiir ka tirsan Kiiniya ayaa qarxisay in qarash loo waayay derbiga ay rabaan in ay ka dhisaan xuduud beenaadka u dhexeeya Somaliya iyo Kiiniya ee dhulboobka ah.
Fariida Karoney oo ah Wasiirka Arrimaha Dhulka ee dalkaasi ayaa sheegtay in la hakiyey hawlihii Sahminta iyo dhismaha Derbiga laga waday Xuduudka Somaliya.
Kiiniya ayaa codsatey lacag dheeraada oo ay ka hesho Yurub iyo Yuhuuda si derbigaas dhul boobka u dhamaystirto inkastoo madaxda Somalidu ka digeen.
Kiiniya ayaa cadaadis ku haysa dadka ku nool xad beenaadka iyo kufsi ay kula kacaan haweenka Somaliyeed,.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay