Wasiir ku xigeen la magacaabay oo xilkii iska casilay sheegayna in aan lagala tashan
Muqdisho-Araabinews–Wasiir ku xigeen ka mida kuwa la magacaabay laguna magacaabo C/raxmaan Kulmiye Xirsi C/raxmaan Dheere ayaa sheegay in uu si cad ugu sheegay Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid in uu iska casiley xilkan.
“Waxaa go’aansaday inaan iska casilo xilkii Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga ee la ii magacaabay 5-tii bishan febraayo, la igama tashan, waxaana uu khilaafsanaa habka awood qeybsiga”ayuu yiri C/raxmaan Dheere oo wareysi siiyay idaacada BBC-da.
Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa xilligan leh labo Wasiir kuxigeen, taasoo ah markii u horeysay ee ay Wasaaraddan yeelato Labo Wasiir kuxigeeno, inkastoo uu horay C/raxmaan Dheere u soo noqday Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga Xukuumadii Saacid.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...