23/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir Siilaanyo magacaabay oo da’diisa been ka sheegay oo hadana fowdo awgeed la ansixiyay+MUUQAAL

Hargeysa–Fowdo tii ugu xumayd oo ka dhacday golaha Faysal Cali Waraabe hore u caayay ee wakiilada jufooyinka ayaa ansixiyay wasiir been ka sheegay da’diisa laba mar isagoo aan gaadhin da’dii lagu noqon lahaa wasiir. Golaha fowdada ah ayaa cod fartaaga ku ansixiyay iyadoo xataa dad badan maqnaayeen goobtuna faaruq ahayd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS