X

Xubno ka mida xisbiga UCID oo ka hadlay muranka u dhexeeya Faysal Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen

Xubno ka mida xisbiga UCID ee maamulka Hargeysa ayaa ka hadlay muranka sii xumaanaya ee u dhexeeya Faysal Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen oo sida Jamaal sheegayo uu hadda ka baxay heshis hore loo gaaray oo Jamaal siinayay musharaxa xisbiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.