X

Wasiirka arimaha dibedda muxuu la soo qaaday sarkaal Kiiniya ah

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya ayaa ku sugan dalkaasi Turkiga halkaas oo shir kooban uga socdo wakiilada dawaladaha 12 wadan oo ay ku jiraan sida Kiiniya iyo Aserbajaan. Wasiir C/risaaq ayaa kulan doceedyola qaatey wakiilo ka socda Kiiniya.


Wasiirka ayaa u gudbiyay wakiilada Kiiniya inay dawlada ka go’an tahay inay xiriir fiican la yeelato Kiiniya laakiin ay in muddo ahba ka waayeen Kiiniya xiriir xushmadleh.

”Mowqifka Somaliya waxa weeyi in Somaliya xiriir fiican la yeelato Kiiniya ku dhisan is xushmeyn laakiin ilaa hadda taas kama hayno Kiiniya ayuu yiri.


Somaliya iyo KIiniya ayaa hadda dib u soo celiyay iriirka labada inkastoo xiriirka ganacsi uuna welli dib u soo noqon ayna Kiiniya sugeyso in xukunka laga tuuro madaxweyne Farmaajo filaysana in dabaqaad uu soo baxo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.