28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka difaaca ee Siilanyo oo ku fashilmey iskudir uu u yimi Boorama ayaa sheegay in Suldaan Wabar hadal laga sugayo+MUUQAAL

WP_20141216_004Hargeysa 16 Dec 2014–Wasiirka difaaca ee Siilaanyo ninka lagu magacaabo Cadami oo Boorama u tagey isku dir ayaa ka Hadley fashil ku yimi arimihii Siilaanyo u direy. Cadami ayaa shegay in hadalkii ugu dambeeyay laga soo qaadayo Suldaanka lagana sugayo in uu yeelo sidii u wanaagsan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS