Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Wasiirka difaaca Itoobiya oo wacad ku maray inuu hilfaha u qaado Tigreega kibirsan

Maamulka gobolka Tigreega ee diidan dawlada Cabi Axmed ayaa sheegay in bishan aakhirkeeda wixii ka dambeeya ayna Itoobiya dawlad ka jirin isla markaana aqoonsanayn Cabi Axmed. Haddaba wasiirka difaaca ayaa wacad ku maray inuu soo celiyo amarka iyo kala dambeynta iyo dastuurkaba.



”Way naga go’an tahay inaan dastuurka ilaalino, kuwaa leh dawlad ma jirto bishan sodonkeeda wixii ka dambeeya waxaan u direynaa digniin ah inaan hagran doonin difaca dastuurka ayuu yiri wasiirka.

Hadalkaan wasiirka oo toosa ayaa ka nixiyay Tigreega oo raba inay ka dul boodaan dawlada jirta, sharcigana ku qaataan gacmahooda.

Lama garan karo in Cabi Axmed amri doono ciidanka inuu soo celiyo amarka iyo kala dambeynta iyo inuu ka ogolaan doono amar diidadaa.



Itoobiya ayaa gashay xaalad siyaasadeed oo qasan oo ay hormood ka yihiin Oromada waalatey markii xukunka loo dhiibey iyo isla iyagii oo u kala safan Tigreega muddada dheer korka uga taagnaa.

Si kataba ha ahaatee waxa la dhowraa waxa dhaca aakhirka bishan aakhirkeeda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...