X

Wasiirka duulista oo sheegay in sideed garoon dib u dhis lagu bilaabi doono

Wasiirka duulista ayaa sheegay in sideed garoon dib u dhis lagu bilaabi doono sanadka soo socda. Wasaarada ayaa hore ula soo wareegtay hawada Somaliya, wuxuuse wasiirku raaciyay in aan welli la haynin lacagtii lagu dhamaystiri lahaa.


Lama weydiin sideeda madaar ee u qorsheysan wuxuuse carab baabay madaarada Baydhabo, Beledweyne iyo Dhuusamareeb.


Waxa kale oo wasiirku sheegay in ciwaanka gawaadhida ama diiwaangelinta lambarada gawaadhida la mideyn doonto si ayna u dhicin, in gawaadhileydu kolba taariko u xiro.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=_m43zm1KhH8[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.