November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiirka maaliyada oo ka hadlay shirkado diiday cashuur ku waajibtey

Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa ka hadlay shirkado Somali ah oo diidey inay bixiyaan cashuur ku waajibtey laakiin bixiya cashuuraha kale. Wasiirka ayaa ka hadlaayay cashuuraha dalka iyo halka ay marayaan xilli welli kooxda sheegata beesha caalamka ay XALANE ku haysato laba horjooge.





C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS