14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka macdanta maamulka Somaliland iyo warbaahinta Hargeysa oo isku xiiqey

Wasiirka macdanta maamulka Somaliland iyo warbaahinta Hargeysa oo isku xiiqey kadib markii uu diidey in suaalo ka jawaabo. Dhinaca warbaahinta Hargeysa ayaa kala garan waayay cida la waydiiyo suaalaha sixirbararka.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS