X

Haday Isaaq iyo Majeerteen isku bogeen hadda ciyaari waa galin dambe ee ogaada: hadalkii madaxweynaha Khaatumo Galaydh

Madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Galaydh oo ku sugan Nayroobi oo dadkiisa la hadlayay ayaa sheegay haday Isaaq (Somaliland) iyo Majeerteen( Puntland) isku bogeen hadda ciyari wa ghalin dambe. Warkan Cali Khaliif ayaa imanaya xilli Puntland dagaal kula jirto Galmudug iyadoo warar ay sheegayaan in askarta Dhulbahante ka soo baxeen dagaalka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.