20/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirkii aflagaadada u gaystey reer Sool oo raaligelin bixiyay

Wasiirkii aflagaadada u gaystey reer Sool oo raaligelin bixiyay. Wasiirkan maaliyada maamulka Muuse Biixi ayaa noqdey wasiirkii labaad ee ka tirsan maamulkiisa oo aflagaado u gaysta qabiilada maamulka Somaliland.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=9_WR-tpY0VU[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS