X

Wasiiro diidey war saxaafadeed ka soo baxay horjooge Siciid Deni

Daraad ayay ahayd markii horjoogaha Butlaan Siciid Deni soo saaray war saxaafadeed uu ku cambaaraynayo madaxda qaranka, waxba uga sheegay qaar ka mida maamul gpboleedyada. Wasiirka arimaha dibedda oo akhriyay qoraal wasiiradu soo saareen ayuu Ku sheegay in waxyaalaha Ku soo baxay qoraalka aanu Ka tarjumey wixii looga hadlay shirka fashilmey.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.