November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wax ka ogow xornimada Jabuuti ee saxda ah

Waa barnaamij xiise leh oo uu inoo daadihin doono saxafiga da’da yar ee Faysal Abroone doorkana waxa lagu jafayaa xornimada Jabuuti ee saxda sida ay ku timi mase la xusaa raggii halganka Jabuuti kowda ka ahaa mise waala aasay.

ARAABINEWS