Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Waxaan awood u leenahay inaan Erduqaan ka saarno Liibiya: Madaxweyne Siisi

Madaxweynaha Masar C/fataax Siisi ayaa la kulmay qabiilada bariga Liibiya ee diidan Turkiga soo galay dalkooda. Barlamaanka Liibiya ayaa albaabada u furey Masar si ay uga difaacaan Erduqaan iyo ururkiisa akhwaan Muslimiin.

Erduqaan ayaa bilaabay inuu daadiyo dhiiga Muslimiinta Liibiya markii uu heshiis la galay Feyaaz Siraaji oo xilligaasi joogey xaafado ka tirsan caasimada Liibiya.



Erduqaan ayaa fursad u helay markii arkey ciidanka uu wato jeneraal Khaliifa inayna wadan difaac xoogan dhinacwalba, wuxuu bilaabay inuu ka weeraro dhinaca cirka, ciidanka Jeneraal Khaliifa ayaa kadibna ka soo baxay caasimada.

Madaxweynaha Masar ayaa wacad ku maray inuu geli doono Liibiya haddii Erduqaan soo dhaafo Sirte iyo saldhiga Jufra. Waxana dhirigeliyay Masar qabiilada iyo barlamaanka la doortey ee fadhiya Tobruuk.



Waxa Masar cirka ka caawin doona Faransiiska iyo haddii loo baahdo Ruushka oo iyaguna diidan dagaalka Erduqaan ka wado Siiriya. ”Waxaan weydiisan doonaa barlamaanka inta aanaan gelin Liibiya ayuu yiri C/fataax Siisi.

Erduqaan ayaa dagaalkiisa Liibiya taageero uga waayay Taram iyo Buutin, waxana uu haystaa keliya Qadar halka Masar ay lacag ahaan ka dambeeyaan dawladaha Sucuudiga, Baxrayn iyo Imaaraadka, hub ahaana dawladaha waaweyn sida Faransiiska, Yuhuuda iyo hadii loo baahdo Ruushka.



Si kastaba ha ahaatee ma dheera Masar inay gasho Liibiya si ay kooxda Erduqaan uga saarto. Dabcan Turkigu xad lama laha Liibiya, waxayna Masar helaysaa saad badan oo dhinaca dhulka ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...