X

Waxaan ka baqay in gaalo na soo dhexgasho hadaanan tanaasulin: Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay kulankii doorashada ee u dhexeeyay isaga iyo maamul jufeedyada ayaa tilmaamey inuu tanaasuley kadib markii uu ka baqay in gaalo na soo dhexgasho. Hadalka madaxweynaha ayaa cadaa ayadoo durba siyasiyiin Hawiye dalbadeen in gaalo soo dhexgasho sida C/raxmaan C/shajkuur iyo labada fadhiid ee Shariif sh Axmed iyo Xasan Culusow.


Madaxweynaha ayaa sidoo kale qarxiyay in lixda maamul jufeedba ay isaga u heshiiyeen kuna adkeysteen in iyagu qayb weyn ku lahaadaan soo xulista xildhibaano ku sheega.

” Gaalada sheegata inay Somaliya lacago siiyaan waa u nasiib daro hadday maqlaan Soomaalaa heshiisay. Haddase waxa loo dareerar doorasho musuqa iyo laaluush oo qayb ahaan maamulaan maamul uufeedyada haddii aanu barlamaanku diidin.

Madaxweynaha ayaa taabtey munaafaqada maamul jufeedyada qaasatan kuwii la is lahaa waxay la jiran isaga oo uu sheegay inay ka cara digteen.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.