Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa qaba in loo gogol badiyo kuwii shalay Awdal halkaa dhigey ee SNM u qorey manhajka waxbarashada ee beenta ah inay maanta soo xidhaan shaadhka saami qaybsiga.
”Waad arkayseen kuwii beesha dhexe u kala dheerayn oo durba iska soo taagey ayuu yiri siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi
Wuxuuse balan qaaday in reer Awdalstate mowqifkoodu cadyahay oo laga hadhayn ilaa reer Awdal lagu hubsado maamul goboleed iyagu leeyihiin.
https://youtu.be/-CnQy3YFdoI
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay