X

Waxgarad soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee golaha shacabka

Shalay ayay ahayd markii golaha shacabku uu gaaray go’aan taariikhi ah oo nidaamka dalka lagu wado dib loogu celiyay barlamaanka dalkana uu geli doono doorasho qof iyo coda. Haddaba go’aankaas oo aad looga soo dhaweeyay dalka oo dhan ayaa waxa ka hadlay cuqaal iyo waxgarad.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.