X

Webiga Shabeele oo la tagay sadex caruura

Wararka ka imaanayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya ay webiga soo fatahay uu la tagay sadex Caruurta. Caruurtaas ayaa mid ka mida hadda la helay meydkiisa halka kuwa kalana welli la raadinayo. Caruurtan ayaa la aaminsan yahay inay ku dhaceen meel hoga oo biyuhu ugu yimaadeen.


Xaafado badan ayaa fatahaada biyuhu soo gaareen, waxana dad badan hore u tageen deegaanka Ceeljaale. Waxana ku jira dad qaabkale iyagu u baxay.

Masuuliyiinta Hirshabeele ayaa sheegay inay wadaan dadaalo dheeraada oo dadka waxay iyo kuwa kalaba wax loogu qabanayo xilli biyuhu soo xoogeysanayaan.


Dadka degay webiga geerkiisa ayaa dhibjs ugu badan soo gaartey waxana looga digey dhamaan gobolada in laga fogaado agagaarka webiyada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.