Webiga Shabeelle oo raxmada EEBE keenay iyo khasaare ka dhashay
Iyadoo baryahan ay jirtey abaaro baahsan oo gobolada dhexe iyo kuwa Woqooyiga dalaba hareeyay ayaa Wabiga Shabeelle keenay raxmada Eebe. Wabiga ayaa ka fatahay deegaanka Buulo Axmed Cigow oo duleedka ka ah degmda Mahadaay, isla markaana uu khasaaro gaarsiiyay Beero ku yaalla tuulada uu ka fatahay,sidoo kale uu Wabiga gooyay Beeraha.
Dad ku sugan degmada Mahadaay ayaa waxaa ay sheegeen in Wabiga dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ay ku soo kordhayeen biyo, taas oo keentay in ugu dambeyn uu xalay fatahaad ka sameeyey tuulada Buulo Axmed Cigow .
Wabiga ayaa gebi ahaanba baabi’iyay beero ay ku abuurnaayeen dalagyo kala duwan, sidoo kale guryo ay deganaayeen dad Shacab ah uu burburiyo.
Sanadkiiba tira laba jeer oo kala ah Gu’ga iyo deyrta oo uu roobka da’o ayuu fatahaad ka sameeyaa deegaano ka tirsan labada Shabeelle taas oo keenta in dad badan ay ka barakacaan deegaanada uu ka fataho.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...