Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Weftigii Muuse Biixi u direy Muqdisho oo la ogaadey inuu ahaa wefti wadahadal

Dhawaan ayaa Muuse Biixi wefti uu ku qariyay fatahaada webiga Shabeele uu u direy Muqdisho. Ujeedada weftigaas ayaa hadda la ogaadey inuu ahaa sidii ay wadahadal ula furi lahaayeen guddiga madaxweyne Farmaajo sameeyay gobolada Woqooyi ee xal raadinta.



Muuse Biixi ayaa guddigan hore u diidey waxase hadda ku kalifay markii meelkasta ka soo xirantey ayna ku furmeen jabhadda raba inay hilfaha u qaadaan uguna galaan guriga Morgan.

Guddigan lagu qariyay fatahaada Webiga Shabeele ayaa halkey ka tegi lahaayeen Beledweyne toos u galay hawshii markii hore loo soo direy. Waxa weftigaas kaxeeyay raiisal wasaare ku xigeenka oo Faysal Waraabe ilma adeer yihiin.



Weftigan ayaa sooc beesha dhexe ah umna badan jeegaanta halka magaca ay ku baxeena uu yahay kan Somaliland ee ay ku sheegaan min Saylac iyo Laascaanood.

Cali Calasow oo Muqdisho jooga ayaa qaba in ay caadi tahay maadaama kursiga beesha dhexe xalaasjhanayaa uu yahay kursdiga raiisal wasaaraha ama madaxweynaha inaan cidkale oo ka soo jeeda Woqooyiga la siin aan ka ahayn iyaga.



Isku soo wada duubaa waxa hore loo cambaareeyay lacagta masaakiinta laga gurey ee si istusnimo ah Xamar loo geeyay halka masaakiintii laga soo gurey u baahan yihiin.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...