X

Welli waxa noo socda wadahadalada arinta badda: Kenyatta

Madaxweynaha Kiiniya Kenyatta ayaa sheegay in dalkiisu welli la hadlayo dawlada dhexe ee Somaliya si arinta badda loogu dhameeyo si hoose. Kiiniya ayaa cabaadku Ka dhamaadey rabtana in badda ay boobeen qaar Ka mida loo xalaaleeyo.


Dawlada Somaliya ayaan taasi ka suurtoobin. Kiiniya ayaa markey aragtey in xaalku ku xun yahay dib ugu soo carartey Somaliya, ayadoo hadda leh waxaan la hadalney ururka nabadgelyada Afrika.

“Waxaan jecelnahay in arinta aan hoos ku dhameyno waayo waxa ogol sharciga aduunka in wadamadu isaf-garad Ka gaaraan waxa u dhexeeya ayuu yiri.


Kiiniya ayaa ku doodeysa in Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan Cabdi Shakuur hore Kiiniya ugu saxiixeen badda. Dawlada Somaliya ayaa la yaabi doonta hadalkaa ka soob Kiiniyaata.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.