November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wiil dhalinyara oo qosol ku soo bandhigey arimaha tahriibka qaadka iyo shukaansiga+MUUQAAL

WP_20150313_002Wiil dhalinyara ayaa qosol ku soo bandhigey arimaha tahriibka qaadka iyo shukaansiga barnaamij loogu talagalay in lagu soo bandhigo hibada RABI qofka ku manaystay. Waxa aad loola dhacay mida qaadka iyo tahriibka iyo aabihii oo uu lacag ka soo xaday.

ARAABINEWS