Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wiil dhalinyara oo Sanaag uu god dheer ku soo dumey

Dhacdo aad u murugo badan ayaa laga soo sheegayaa deegaan macdanta laga qoto oo ku taal gobolka Sanaag halkaas oo wiil yar ku dhacay god aad u dheer. Dadka indha indheeya xaaladaha noocana ayaa sheegay in arajadu aad u yartahay in nolol lagu helo.



Godkan oo aad u dheer ayaa ku yaal deegaanka Milxo waxana la sheegay in yarkan oo lagu magacaabo Maxamed ay wada socdeen wiil kale laakiin uu ka diiday inuu ka soo laabto godka markii ay dhagxaan yar soo daateen.

Dhagxaanta yar kadibna waxa ku xigaey kuwo waaweyn sida wararku sheegayaan. Lama garan karo inuu luuqcka galay iyo in kale waxase la sheegayaa in dhagxaanta badanmoodu dusha uga dhacday.



Godadkan macdanta laga qodo oo gaaraya ilaa 40 mitir hoos aahaan ayaa aad u dheer oo ay adag tahay hadday dumaan sida qofka loo soo badbaadiyo. Waxay qabaan dad iyo xoolaba.

Hoos godka uu yarku ku dhaadhacay

”Waa maamul la’aaan waxa dadku u dhimanayaan ayu yiri Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...