Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Wiil Somali ah oo lagu diley xaafad ka tirsan London

Booliiska magaalada London gaar ahaan xaafada Isiltan ayaa sheegay in wiil Somali ah lagu diley halkaas habeenimadii Sabtida kadib markii laad iyo midi laysugu daray. Goobjoogeyaal ka ag dhawaa goobta dilku ka dhacay ayaa sheegay inay gaari wateen ragga dilka gaystey.



Dilalka dhalinyarada Somalida ayaa inta badan u dhexeeya iyaga dhexdooda ama ay gaystaan Afrikaanka madow ee ay la saaxiibaan oo u dhiibta daroogada haday keeni waayaan lacag ama laga shikiyana la dilo.

Dhalintan lunsan ayaa inta badan raaca kuwo nolosha ka dhacay oo Afrikaan madow ah oo noloshoodu tahay tuugada,  xashiishada iyo iibinta daroogooyin kale.



Wiilkan dhalinyarada ah ee booliisku sheegay in midida iyo laadka lagu diley ayaa loo malaynayaa inuu ku jirey koox ama la socdey koox kale oo suuqa xaafadaas joogey laakiin aan la garanayn waxa intaas dhacay.

Nin iyo naag isqaba oo daaqada ka arkayay xilliga dagaalku socdey ayaa sheegay in nin xoogweyn iyo mid gaaban ay garaaceen wiilka kadibna lagu hubsadey midi. Waxayna sheegeen in ragaas ay baxsadeen meyd ahaana uga tageen kadibna dad gurmad ah inay hubiyaan in  wadnihiisa shaqaynayo ayna u waceen booliiska.



Booliis farabadan oo goobta yimi ayaa codsaday in laga caawiyo sidii loo heli lahaa gacan ku dhiigleyaasha. Inta badan waa nin dameeri dishey xataa haddii la helo waxa ka xiraa muddo kooban kadibna waa la soo daayaa. Waa cadaalada waraabaha oo isagu sarajoog ku cuna xoolaha.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABIBEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...