Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Wiil Somali ah oo meydkiisa laga helay haro ku taal Norwey

Wiil Somali ah ayaa meydkiisa laga helay haro ama meel biyo joogaan oo ku taal Norwey. Booliska dalkaasi Norwey ayaa sheegay in meydka wiilkaan Somaliga laaga helay deegaan u dhow caasimada.



Waxaana ay ku sheegeen meydkaasi in uu yahay wiil soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdiraxman Cabdirisaaq Cabdullahi oo 7-jira.

Wiilkan yar ee soomaaliyeed ayay kooxaha biyaha quusa waxa ay ka heleen hartaasi habeenimadii talaadada kadib markii la waayay oo uusan dib uga soo laaban iskuulka.

Cabdiraxmaan ayaa la waayay xilli uu kasoo rawaxay dugsiga xanaano oo caruurta lagu hayo inta laga gaarayo galabnimo galabnimo gaaban.



Hartan biyuhu ka buuxeen ayaa xaga kore ka barafowdey taas oo qaadatey in deg deg loo arki waayay maadaama hartaasi dhexdeeda uu ku yaalay god.

Waalidka Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay ku dhacday musiibada waalid filan karo oo ah in wixii ay ka baqayeen ay rumoobaan.
Baadhitaanka hor-dhaca ah oo ay boolisku sameeyeen ayaa sheegaya in Cabdiraxmaan uu u dhintay hafasho.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...