X

Woqooyiga Kuuriya oo soo bandhigtey gantaalo casriya: SAWIRO

Waxa saaka dabaaldeg weyn uu hogaamiyaha dalkaasi Woqooyiga Kuuriya ku soo bandhigey gantaalo casriya oo ridadoodu dheertahay. Woqooyiga Kuuriya ayaa hore u tijaabisay gantaalo gaaraya Maraykanka.


Markii xagjir Taram arkay gantaalahan caadi u garaacaya caasimadooda ayuu bilaabay inuu wadahadal la galo, hase yeeshee wadahadalka ayan meel fog gaarin markii uu ku xirey shuruudo adag.

Khuburada dhinaca gantaalaha ayaa sheegay in awooda Woqooyiga Kuuriya ay aad u balaaratey oo hubka la soo bandhigey uu ku jiro gujiska tuurada gantaalaha ridada dheer.


Woqooyiga Kuuriya ayaa gantaalaha khatarta ah saari karta gujiska oo ay adag tahay sida loo arko ayuu yiri khabiir dhinaca hubka nukliyeerka ah.

Hadaad rabto inaa weynasto sawirada hoos guji sawirka aad rabto

Rashiid Ceelaaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.