X

Xaaska Siilaanyo AAmina Waris oo saaka ku soo kalahdey Boorama iyo wadooyin ay xariga ka jartey

Wararka aan ka helayno Boorama ayaa sheegaya in xaaska madaxweynaha Somaliland Aamina Waris ayaa saaka ku kalahdey Boorama halkaas oo la sheegay in wadooyin xariga ka jartey.

Waftigan ayaa markii loo soo galbiyay gudaha waxa ay markiiba bilowdey daawooyin ay u qaybisey xarumo caafimaad waxaana lala sugayay wadooyin faraha laga qaaday in ay furto.

Booqashada xaaska Siilaanyo ayaa u eg dhinac in ay soo jiidato taagerayaasha xisbiga oo la filayo in waayeen kuraasta doorashada maadama maamulka Siilaanyo lagu yaqaano qabyaalad cad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.