10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xaaska taliyaha la nool cudurka keena aydhiska oo si qiiro leh uga hadashay nolosheeda

Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo iyada lafteedu qabtey muddo 9 sano oo uu qaadsiiyay ninkeedii hore ayaa ka hadashay takoorkii ay soo martey iyo halka ay ka soo guurtey. Sida loo soo rafaadiyay iyo arimo muhiima oo ku saabsan cudurkan.



https://youtu.be/gt9vODxcGmM




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS