Xafiiska gumeysiga ee Xalane oo korodhsaday muddada usbuuc kadib
Waxa berito oo ah Khamiisa korodhsanaya muddadii ay sii gumaysanayaan dalka xafiiska kooxda wadamada midoovey ee hoos tagta Maraykanka ay ku leeyihiin Muqdisho. Xafiiskan oo si caadiya uga shaqeeya cida noqonaysa madaxweynaha dalka doona saaray horgale Xasan Sheekh.
” Waxay ku darsanayaan 6 bilood oo kale sida aan ka helayno danjireyaal jooga xarunta qaramada midoobay ayuu yiri Cali Calasow. Waxay joogi doonaan ilaa bisha Oktoobar laakiin maadaama ay keensadeen horgale Xasan Sheekh waxa laga yaabaa inay si weyn u kordhistaan.
Kooxdan Xalane ayaa dalka soo gashay sanadii 2013 waxayna xarun ku lahayd Kiiniya ilaa markii dambe Xamar loo soo raray, ilaa hadda xarunteeda ma galaan Somalidu shaqana lagama siiyo waxayse si toosa ugu xiran horgaleyaal leh xildhibaano iyo ganacsataba oo sirta gudbiya
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...