Xagjir gacantiisa ku caayay rasuulkeena SCW oo shil ku bakhtiyay
Xagjir La Vilks oo gacantiisa ku aflagaadeeyay rasuulkeena SCW ayaa ku bakhtiyay shil gaari isagoo ay la socdaan labadiisa waardiye ee aan ka harin ilaa iyo intii loo hanjabay in la khaarajin doono.
”Vilks oo kartoon sawira ku caayay rasuulkeena SCW ayaa waxa la dhintey labadiisii waardiye ayuu sheegay booliisku halka dirawalka gaadhiga uu badbaaday.
Gaadhiga uu la socday Vilks ayaa wuxuu xagga hore ka galay gaadhi xamuula wuxuuna ku bakhtiyay isla meesha. Dirawalka ayaan la sheegin inaanu cabsanayn.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...