Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Xagjir Taram oo aad loo cambaareeyay kadib sawirka Ilhaan Cumar

Siyaasiyiinta Maraykanka ee labada xisbi ee dalkaasi ayaa si aada u cambaareeyay xagjir Taram oo sawirka xildhibaan  Ilhaan Cumar oo uu ka dambeeyo duqeyntii Maraykanka ee sanadii 2001 sudhey bartiisa baraha bulshada.



“Way iska cadahay wuxuu ula jeedo oo ah dadkii wax kulahaa duqeynta daaraha ayay ka mid tahay oo macnaheedu yahay waa weerari kartaan oo dili kartaan ayuu yiri xildhibaan ka mida xisbigeeda.

Madaxweyne ayuu sheeganaya inuu yahay mid dalka dhan u ah waxase cad inuu bartilmaameed ka dhiganayo xubin ka mida aqalka barlamaanka oo la doortey sidiisa oo kale ayay tiri Rashiida. Waxay raacisay waxa nasiib daro ah in xisbiga dimoqraadigu aanu sidii la rabay u difaacin Ilhaan.

<script>

<script>

Ilhaan Cumar ayaa iyada lafteedu isku dirtey xisbigeeda markii ay tiri waxay lacagta siyaasiintu ka helaan ururka Yuhuuda, taas oo markii dambe loo sheegay inay raaligelin ka bixiso maadaama isla xisbigeedu helo lacag taageeraysa danaha Yuhuuda.



Si kastaba ha ahaatee saxaafada xagjitka ee Yuhuuda maamusho ayaa sumcada Ilhaan kor u qaaday ayagoo ka dhigta doodaha ay qabtaan. Waxase doodahaasi keeneen in xagjirada Taram taageersan ay hanjabaado dila u soo direen xafiiskeeda.

Rashiid Cerlaanyo

ARAABINEWS

<script>

<script>

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...